Qeexid

"Sida wax la moodayo; male; fakar; ictiqaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mooddo oo kali ah:
  • Waad mahadsan tahay ee nabad gelyo ayay tidhi iyada oo kor iyo hoos u eegaysa (huruuftamaysa) sankana dhaq dhaqaajinaysa, hadalkana aad mooddo inay maqashiinayso dad ku soo dhawaa.
  • Inkastoo waayadan dambe ad mooddo inay dadka reer Soomaaliland iska iloobeen sheekooyinkaasi hase yeeshee ciidamadaa sheekadoodu waxay u egtahay xaabo hoosta kasoo shidmaysa.