Qeexid

"Maalka inta aan xoolaha nool ahayn."

Qeexid Xigta

Meyd.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mood oo kali ah:
  • Sep 29,2007- Kulan Barlamanka DFKMG ah ku yeeshey Baydhabo ayaa mudo afar malmood ah loo qabtey in xukumada Geedi ku soo gudbiso miisaniyada u qorsheysan, hadii ay ku soo gudbin way-dana loo bandhigi doono guddiga Barlamanka oo arintaan qaabilsan.
  • Maxamed Qanyare Afrax, wuxuu hadalkaas ku soo gebogebeeyay haddii aan si fiican looga soo qancin labadaa arrimood hoggaameedyo kooxeedadoodda inay markaa ka bixi doonaan shirka Eldoret.