Qeexid
(-rro, m.dh) Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.
(-rro, m.dh) Qiyaas nus jawaan dhan oo lagu cabbiro dalagga beerta. ld mohoor.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dalag beereed moohaar ku qiyaasid ama ku cabbirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg moohaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Mas weyn oo leh jawharad uu habeenkii ku mirta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la moohaariyey ahaansho (dalag beereed).
Qeexid Xigta: Wax qaab humbulan leh ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarrago dhar waaweyn loo qaato oo is tustus iyo kibir ku jiraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal.
Qeexid Xigta: Falxad.
Qeexid Kale: B. ah: nafley aad u xoog badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld muhasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Qeexid Xigta: Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Qeexid Kale: Taag, buur gaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xanuun awgiis la taahid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lakaybo isdul saar saaran.
Qeexid Xigta: Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Qeexid Kale: Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld miinshaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld miinshaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld mihi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -hday, -hatay
Qeexid: ld muho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mushaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Qeexid Xigta: Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Qeexid Kale: Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg moohaarsan. ld moohaarsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]