Qeexid

"Kartida wax lagu kale sooco ama lagu garto, caqli; maan."

Qeexid Kale

ld miir 1 (2).

Qeexid Xigta

Digtoonaan iyo isjirid wax lagu qabto si aan wax dhibaato keena u dhicin, degganaan, xasilloonaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miyir oo kali ah:
  • Canab ayaa si uu miyir ku jiro isaga furtay gacantiisii, waxaanay tidhi; “Cali caawa si ka hufan sideenii hore ayaynu u sheekaysanaynaa, horta waxaan ku weydiiyay Cali Suudaniyow miyaydaan inan walaalo ahayn.”
  • Miyir qab ma lagu sheegi karaa; dad madaafiic ku garaacaya guriyihii qoysaskooda, ayagoo marmarsiinyo ka dhiganaya in meelo agagaarkaas ah laga soo weeraro, amaba cadow halkaas ku gabbanaya uu gantaalkoodu ku liishaamanyahay?