Qeexid

"Dhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; baadiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miyi oo kali ah:
  • Nin degaanka ah oo lagu magacaabo Faarax Ismaaciil aya Reuters u sheegay in raggaan ay wateen kooxo aad u hubeysan oo uu ku tilmaaman inay ahaayeen Islaamiyiinta dagaalka kula jirta ciidamada Itoobiyaanka & kuw DFKM.
  • Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa maamulayey kooxo Islamiyiin ah, kuwaasi oo saakay markii ay ka war heleen soo gelitaanka ciidamada Ethiopia ay ka baxeen magaalada, iyagoo u baxsaday dhinaca howdka.