Qeexid
Libaax-badeedka jaad ka mid ah.
Libaax-badeedka jaad ka mid ah.
magac / noun
Dheddig / feminine
qr.we
Qeexid: Qurub tilmaamaya in ay su'aali saaran tahay ereyga ama weerta uu weheliyo. Tus. “Wiilasha miyaa yimid?”, “Miyuu Cali yimid?”, “Miyuusan Cali imaanayn?”.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld siyaasad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Suuxdin ama wax kale oo caqliga dooriya kaddib miyir yeelasho.
Qeexid Xigta: Qof dhallinyaro ah oo fudud xasilid.
Qeexid Kale: Qof sarkhaanay saaxi naqosho. ld miirso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Abeeso; mas.
Qeexid Xigta: Abeeso-lugaley. ld manso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhul magaalooyinka ka fog oo xoolo dhaqatadu ku noolyihiin; baadiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]