Qeexid

(-do, m.l) Dhibaato badan. ld mixno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mixnad oo kali ah:
  • Haddaba, su’aashu waxay tahay, si looga badbaado mixnad dhaqaale, maxaa looga baahanyahay in ay qabato dawladdii quudaraynaysa in ay maarayso mishkaladahan is huwan?
  • C, ayay Roma ku dhacday mixnad kale, kadib markii barbar-dhac aan waxba la isku dhalin la gashay kooxda AEK Athena, iyadoo uu ka maqnaa kooxda Roma xiddigooda khadka dhexe uga ciyaara Francisco Totti.