Qeexid

Miskiin ahaansho. ld maskiinnimo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miskiinnimo oo kali ah:
  • Maya, aayaha nolosha waxaa jaangoynaya oo hagaya xaqiiqooyin foolxun oo aan calooljileec iyo miskiinnimo waxba ka tarayn.
  • Maya, aayaha nolosha waxaa jaangoynaya oo hagaya xaqiiqooyin foolxun oo aan calooljileec iyo miskiinnimo waxba ka tarayn.