Qeexid

"Nin aan hanti lahayn ama cayr ah."

Qeexid Xigta

Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miskiin oo kali ah:
  • Haddaba iyada oo ay waxaas oo dhami u yaaliin oo ay jiraan, sababta ay masuuliyiinan isku beesha ahi intay waxaas oo dhan u garab mareen, miskiinkan madheedh qalal ka qotay gaboodka yar si uu uga cabbo ugu duuleen maxay tahay waa su’aale?
  • Qof kasta oo shaqaale xisaabsan oo goobta joogay inuu xil gudanayo uma ekayn ee inuu dhib yar oo jirta oo uu manfac ka ruxruxanayo xal miskiin ah u raadinayo ayay u muuqatay.