Qeexid

"Cadar aad u udgoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miski oo kali ah:
  • Waa maxay maxkamaddda toggii rogmaday u taakinaysa ee sharciga qabadsiinaysa uun ka miskiina ah, ka kalena aanay sharcigaba qabadsiinayn.
  • Ninkii, ayaa naxariis gashay ka dib markuu maqlay qisadayda, dabdeedna wuxuu la hadlay kuwii aan maxbuuska u ahaa, isagoo ku yidhi "War maad iska sii daysaan miskiintaan, waayo waxaad kala geyseen iyada iyo wiilkeeda iyo ninkeeda.