Qeexid
(-sko, m.l) Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.
(-sko, m.l) Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid Xigta: Qori laga dillaacsadey qori kale oo weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gaaridda ay gaaraan meseggo, digir iwm heerkii la goosan lahaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Isku m.: isku mid.
Qeexid Xigta: M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah dayaaradaha dagaalka oo lagu sameeyo dalka Ruushka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xarig, dun iwm giijin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
xi.we
Qeexid: ld mase2.
xi (xiriiriye) - xiriiriye (conjunction) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.
Qeexid Xigta: Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Laba wax ama ka badan mase ka dhigid.
Qeexid Xigta: Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cadar aad u udgoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: misna xi. ld misana.
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax, wax kale la mid noqosho. ld masow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (dii.) Ficil diineed ay dadku ku doonaayeen runta, aqoonta, midnimada Ilaaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld miririg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld miis1 (5).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: misana xi. Laakiin, ha ahaatee. Tus. “Afka carabiga wuu fahmayaa, misana kuma hadli karo”. ld misna.
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Iska hor iyo dabo wareegidda ay wax sameeyaan, indhuhuna ku wareeraan. ld mililig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg misee. ld maseyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wax, wax kale ku matalid.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale la simid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]