Qeexid

"Isku m.: isku mid."

Qeexid Xigta

M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mise oo kali ah:
  • Mise weli waxbaa la qaban karaa hawl iyo waqti kasta ha qaadatee, iyadoo lagu xisaabtamayo xaqiiqada maanta dalkii Soomaaliyeed ka jirta iyo sida uu u kala yaal?
  • Waxa haddaba isweydiin leh arrintu ma qabyanimaa mise waa xasiloonidarro?