Qeexid

"misana xi. Laakiin, ha ahaatee. Tus. “Afka carabiga wuu fahmayaa, misana kuma hadli karo”. ld misna."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga misana oo kali ah:
  • Waxa uu naastaradii ku duuduubay cimaamad, oo misana bac madow ku sii dhex-riday.
  • Waxa uu Sheekh Halaage misana iska eegay dhinacyada.