Qeexid

"(-llo, m.dh) Wax, wax kale tusaale ahaan loogu qaato. ld masaal, mataal, mitaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga misaal oo kali ah:
  • Dadka danyarta ah iyo kuwa ka soo jeedda beelaha laga tirada badan yahay-na, iyagu way ka sii xag-jireen, waxaana lagu misaali karaa caws ay ku dhex dirireen laba Maroodi.
  • Arrintaasi oo ah in Somaliland dunida looga yaqaan dal nabad iyo dib-u-heshiisiin ku dhaqma, gudahiisa iyo deriskiisabana misaal iyo tusaale lagu daydo u ah.