Qeexid
ld mirriqsasho.
ld mirriqsasho.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Neef mirriq ka maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Godol yar oo ku soo dhaca candhada neef hore loo maalay marka la salaaxo dharaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mirriqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld jirriqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg mirriqso. ld mirriqsad, mirriqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef la maalay candhadiisa jiidjiidid si ay mar labaad caano ugu soo dhacaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mirriji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld milliqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.sh
Qeexid: .r Muuqaal mar la arko ka dibna qarsooma.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid.
Qeexid Xigta: Muuqaal deg u qarsoomid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geedgaab aan caleen lahayn oo geelu daaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Marakudheg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Qeexid Xigta: Habeen.
Qeexid Kale: Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax tiradoodu hal tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Habeen nafley cunto siin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Col, roob iwm habeen imaansho.
Qeexid Kale: Xoolo, badar iwm oo isku dhex jira sida ay leeyihiin u kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]