Qeexid

"Saxarro yaryar oo dabaysha bitin karto. ld muruf."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mirif oo kali ah:
  • Kooxahan Miriflaha ayaga oo kala jira waxay ku magacaabeen maamuladan: a) Dawlad Goboleeda Koonfur Galbeed (South-West) d) iyo magacyo kale ee aan la qaban karin Qoomiyadda Digil waxay ka soo horjeedaa in maamul goboleed si qaldan loo aasaaso.
  • Xasan Maxamed Nuur (Shaati-gaduud) oo loo magacaabay xilka Wasaarada Amaanka Qaranka, ayaa iska diiday xilkaasi, kadib markii uu sheegay in wasaaraddiisu tahay mid aan jirin, isla markaana aan u cuntami karin beelaha Digil iyo Mirifle ee u ka dhashay.