Qeexid

Dhicinta ay neef rimani ilmo dhiciso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miridho oo kali ah:
  • Hase yeeshee markii ajandaha la qaybiyey ee ay mudanayaashu qader miridho ah isha ku dhufteen ayey sheekadu cirka u baxday, waxaana is qoray koox mudanayaal ah si ay uga hadlaan wax ka bedelka iyo wax ku kordhinta qoddobada ajandaha.
  • Haddaba, wasiiru-dawlayaashan la magacaabay xilli ay doorashadii ka hadhay qadar miridho ah, ama wax wiqiyad ka yar, iyagoo raggani ka soo dhaawac kacay ururadii gorayga ka cabay indhawaanlahanba ay xisbiyadu qori-qori ku qaybsanayeen.