Qeexid

"Qof roob ama col miray ahaansho."

Qeexid Xigta

Qof ama wax la miray ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miran oo kali ah:
  • Haddana ma urursanin oo waatan deeradu dhexdeena miranaysa ee halka ay Salaadu ka xidhmi laadahay weli ma is weydiisay?
  • Dabkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo suuqaas ka kaca, iyadoo suuqan uu noqday mid aad u camiran, waxaana camirnaashihiisu ay timid kaddib markii ay ku dhawaadeen dagaallada Muqdisho suuqa Bakaaraha.