Qeexid

"ld mitid 1. M. ah: qof wuxuu qabanayo si naftihurennimo ah u qabto."

Qeexid Xigta

ld mintidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mintid oo kali ah:
  • Madaxweyne Bush ayaa sheegey in uu amrey in la xakameeyo oo aan la siinin hantida ay leeyihiin dhowr nin oo ka tirsan madaxda ururka mintidka ah ee Xamaas iyo dhowr urur oo la sheegey in ay Xamaas siiyaan taageero maaliyadeed.
  • Dhinaca kalana farax iyo ku faanid ayaa ka dhalanaya guulaha ganacsatadu oo ay muuqanayso in ragga ganacsatada ahi ay guushooda ku gaareen karti, dul-qaad iyo mintidnimo.