Qeexid

"(dii.) Rooxaan ama jin la rumaysanyahay in uu dadka cudur geliyo."

Qeexid Kale

Cayaar jiib, jaan iyo durbaan leh oo loo tumo qofka jirrada mingiska qaba.

Qeexid Xigta

Cudur dadka ku dhaca oo la aamminsanyahay inuu ka yimaado rooxaanta (mingiska).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mingis oo kali ah:
  • Mingistu: Haa, gacantiisa ayuu ku xidhnaa, markii labaad ee aan booqday ayaan ku idhi fargalkaaga nasii, ka dibna wuu na siiyey.
  • Iyadoo ay jirtey colaada guunka ah ee dhextaal Itoobiya iyo Soomaaliya, hadana waxaan ka mid ahaa ardaydii Xabashiyeed ee magan galyada ka helay Soomaaliya,ee hoos hadhsaday kuna nabad galay calanka Soomaaliyeed anigoo Mingiste ka soo firxaday.