Qeexid
mindhaa fk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.
mindhaa fk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) (c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloosha. Shaqooyinkeeda ugu waaweynina waxa weeye dhammaystirka dheefshiidka cuntada caloosha ka timaada, nuugista milannada cuntada, nuugista biyaha iyo soo saaridda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: U hawlgalka guur cusub samayntiis.
Qeexid Xigta: Muddada arooska lagu jiro.
Qeexid Kale: Nin la deggan reerka uu wax ka qabo. 4. Qalabka ama hantida lagu taakuleeyo laba qof oo aroos gelaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Xuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida uu u badanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ilmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.fk
Qeexid: Wax maalin la sameeyo malinna la dhaafo; fal hawl iwm oo inta maalin la qabto maalinna la baajiyo..
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Guri, aqal.
Qeexid Xigta: Ilmaggaleen, ilmasideen.
Qeexid Kale: Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: min2 fk. Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”.
m.dh
Qeexid: ld mandiil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xaal laga qaado nin lagu soo eedeeyay in uu fara xumeeyay naag la qabo.
Qeexid Xigta: Ka furashada naag ninkeda laga furto iyadoo xoolo iyo maal lagu beer dulucsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Jirro geela ku dhacda oo xiidmaha kala xirta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, si deddejis ah ku dhammayn.
Qeexid Xigta: Neef aan la baxnaanin oo aan loo warhayn inuu dhiman lahaa iyo in kale, mindi ku gowricid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mindiraaci. ld mindirraacis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld mindirraacin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]