Qeexid

"Adke marka uu hoore saameyo milma."

Qeexid Xigta

M. ah: qof la dulmiyey oo ciil ka batay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga milme oo kali ah:
  • Tusaale ahaan, marka sonkor (milme) lagu dhex daro biyo (mille) waxaa soo baxa biyo macaan (millan).
  • Waxa uu ku dhex milmey waayihii adkaa ee uu meesha ugu tagey.