Qeexid

"Ciidan ku hubaysan qalab dagaal oo dal u qaabilsan daafaca."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga militeri oo kali ah:
  • NAIOBI: Kenya oo xaqiijisay inay duqeysay Kismaayo September 5, 2012 4:13 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Nairobi: (pp)- Afhayeen u hadlay ciidanka militeriga Kenya Col.
  • Chirac, wuxuu sheegay in go’aanka Q. Midoobay ay go’aamiso oo keliya lagu qaadi karo tallaabo militeri.