Qeexid

"Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan."

Qeexid Xigta

Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga milil oo kali ah:
  • Wasiir Ku-xigeeenku, wuxuu intaa ku sii daray oo uu yidhi: “Anigu ma jecli milil guudkii in la dhayo, ee waa in dhaliilaha la kala tabanayo laga wada-hadlo oo loo soo jeesto Cusbitaalka.”
  • Mililitir ( ingiriis : Milliliter) waa halbeeg lagu cabiro muga iyo miisaanka walax ama shay meel madhan buuxin kara.