Qeexid

Eegitaan isha lala sii raaco wax ay laabtu u bogtay. ld miliilicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miliilic oo kali ah:
  • Durba waxaan soo xusuustay markii ay 70-meeyadii Fannaanada Hibo ku heesaysay:-"Jidka Hodan ka muuqdee, Maka loogu magac-daray, midka kalee ka bayree, Millatariga dhinac-mara, ma miliilicdeen weli, mana jiriiricooteen.