Qeexid

"ld milicsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga milicsad oo kali ah:
  • Aad bay ii cajiib galineysaa inaan nolasheyda dib umilicsado iyo sida ay isugu soo hagaagtay.
  • Intaa dabadeed xaggeyga ayuu soo milicsaday, wuxuuna igu yidhi: "Caddiyyiyoow, miyaadan ahayn nin Rukuusi oo diin ka dhigta diinta kidhistaanka iyo diinta Saabi'iyada?"