Qeexid

"Qorrax."

Qeexid Xigta

Kulka fallaaraha qorraxda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga milic oo kali ah:
  • Bisha January ee sannad kastana waxaa xafiiskasi u baratama aqoonyahanada taariikhda raadraaca iyo weriyayaasha warbaahinta si ay u milicsadaan sirta cusub ee la soo bandhigay.
  • Sidaas awgeed, waxay shalay dib u yara milicsatay waayihii wakhtigaa oo uu rajiimkii Siyaad Barre kala tuuray himiladdii u guntanayd oo ahayd, sidii ay u hirgelin lahayd Cusbitaal u adeegga Hooyada iyo Dhallaanka.