Qeexid

"Ulajeeddo wanaagsan, xurmo, muuno."

Qeexid Kale

Kal; miile.

Qeexid Xigta

Shabaag ilo yaryar leh oo kalluunka lagu jillaabto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga milgo oo kali ah:
  • “Dumarka waxaa carqalad ku ah habka beelaha Siyaasadda, Soomaalidiina waxay ku dhisan tahay qabyaalad, dumarkuna beel ma matelaan,” ayay ku dartay Milgo.
  • Milgo) oo iyana ka hadashay madashii doodda, ayaa tilmaamo ka bixisay culayska saaran haweenka oo ay ku soo baxsatay inta badan hawsha qoysku, isla markaana gacan ka geysta hawlaha lagu horumarinayo dalka.