Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) (kiim.) Hoor awood u leh milidda walxaha kale (adke, hoor, ama neef) si milan u samaysmo. Milihu guud ahaan waa xubinta ugu badan milanka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mile oo kali ah:
  • Maxakiimta oo dhaq dhaqaaq wada, Wasiir ka hadley Warar Garowe Online ka helay xubno ku dhow dowlada ayaa sheegaya in Maxaakiimtii laga adkaadey dhaq-dhaqaaqyo Mileteri ka wadaan gobolada dalka qaarkood kuwaas oo wel-wel ka mujiyeen saraakiisha dowlada.
  • Afhayeen u hadlay ciidamada gaashaanbuurta ah ee ilaaliya xeebaha Somalia, ayaa sheegay inaysan suurta gal aheyn in ciidankoodu ay si qumaati ah u ilaaliyaan badweyn baaxaddeedu uu ka badan yahay hal milyan oo mile ii isku wareeg ah.