Qeexid
"(-sayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta yar milanka kale."
"(-sayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta yar milanka kale."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
milan sare m.l (-rayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.
Wadaag:
milan caadi ah m.l (-nno ..., m.dh) (kiim.) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm.
Wadaag:
Milme wax hoore ku qasmay ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Milme wax hoore ku qasmay noqosho.
Dhar wax liinbaxay noqosho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ld milmid.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
(-lantay)
Wadaag:
Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Wax la xoqay noqosho.
Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho.
Wax dubka laga qaaday noqosho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Wax la xoqay ahaansho.
Timo ama dhogor la xiiray ahaansho.
Wax dubka laga qaaday ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Wax meel hoose jirid.
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(-ro .., m.l) (c.cimi) Nooc daruur hoose ah oo ka kooban lakab iskumid ah, oo la moodo dhado dhulka kor uga kacday.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
hooseeye ay wadaagaan m.l (-yayaal ..., m.l/dh) (xis.) Dhufsanaha ay wadaagaan hooseyeyaasha laba ama dhawr jajab, ama tirada haraa la'aan u qaybsanta hooseeye kasta ee jajabka. Hooseeye yaraha ay wadaagaan waa tirada ugu yar ee ah dhufsane ay wadaagaan hooseyeyaasha jajab.
Wadaag:
Wax maxmil lagu qabtay ahaansho (libaax-badeed).
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Wax hoosin loo yeelay ahaansho (guro awr).
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
hooseeye ay wadaagaan m.l (-yayaal ..., m.l/dh) (xis.) Dhufsanaha ay wadaagaan hooseyeyaasha laba ama dhawr jajab, ama tirada haraa la'aan u qaybsanta hooseeye kasta ee jajabka. Hooseeye yaraha ay wadaagaan waa tirada ugu yar ee ah dhufsane ay wadaagaan hooseyeyaasha jajab.
Wadaag:
(-yayaal, ml/dh) Lambarka hooseeya lambarada jajabka.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: