Qeexid
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Ka m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) (kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld milmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: milan sare m.l (-rayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta badan milanka kale.
Qeexid: milan caadi ah m.l (-nno ..., m.dh) (kiim.) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm.
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Milme wax hoore ku qasmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Milme wax hoore ku qasmay noqosho.
Qeexid Xigta: Dhar wax liinbaxay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Buuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld milaalnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld milaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg milaalan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Qiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax meel sare la saaray ahaansho.
Qeexid Xigta: Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho.
Qeexid Kale: Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la lisay ahaansho (neef irmaan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax maskax ka qiyaasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax galaali ku taal ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-sayaal, m.l/dh) (baay.) Marka laga hadlayo habdhiska siimowga, milanka ka ribnaanta yar milanka kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax maskax ka qiyaasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]