Qeexid

"(dhaq.) Qorshe waqtiyeysan oo maaliyadeed oo loogu talaggalay in hawl lagu fuliyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miisaaniyad oo kali ah:
  • Dooddii Miisaaniyadda Maraykanka oo Heshiis laga Gaarey In kasta oo aanu ahayn mid dhameystiran, haddan xubnaha labada xisbi ee Congresska Maraykanka ayaa gaaray heshiis lagaga fogaanayo hoos u dhac dhaqaale.
  • Ra'iisul wasaaraha Somalia ayaa intii aan la ansixin miisaaniyada hadal u jeediyay xildhibaanada, isagoo ka codsaday inay ansixiyaan, wuxuuna sheegay in ansixinta ay dan ugu jirto mudanayaasha.