Qeexid

"Wax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miisaamo oo kali ah:
  • Ummadda ma la doonayo in la miisaamo oo la qiimeeyo waxa loo baahan yahay dhaqankeeda, dhaqaalaheeda, taariikhdeeda, Diinteeda intaasina waa afarta tiir ee ay nolosha aasaasigu ay baahan tahay,” ayuu yidhi abwaan Hadraawi.
  • .Dhalintii gadooday waa in qorshahoogii si fiican oo cilmiyeyesan loo baadhaa si loo miisaamo danbiga ummada ay ka galeen baaxadiisa.