Qeexid

"ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha."

Qeexid Kale

Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.

Qeexid Xigta

Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miis oo kali ah:
  • Maxaakiimta oo ka qayb galaya Khartoum Madaxa golaha Shuurada Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in Midowga Maxakiimta ay dib ugu noqonayaan miiska wadahadalka shuruud la'aan.
  • Sl) waxa ay ka badan tahay miisaaniyada saddex (3) Wasaaradood oo isku noqotay (950,189,652 Sh Sl) oo kala ah Wasaarada caddaalada, hantidhowrka qaranka iyo hay’adda shaqaalaha.