Qeexid

"ld miyiri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miiri oo kali ah:
  • Ridqida ama miirida iniinyaha waxaad u baahan tahay midxin iyo saliid miire, sifaynta aad saliid daruuri ah u rogaysana waa inaad haysataan qalabka uumi bixiya ee lagu sifeeyo saliida.
  • Iyadoo la eegayo qaabka loo isticmaali doono iniinyaha waxaa loo ridqi karaa budo ahaan, laga miiri karaa saliid ama loo sifayn karaa saliid daruuri ah.