Qeexid

(-rayaal, m.l/dh) Qalab hooraha lagu kala sifeeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miire oo kali ah:
  • Ridqida ama miirida iniinyaha waxaad u baahan tahay midxin iyo saliid miire, sifaynta aad saliid daruuri ah u rogaysana waa inaad haysataan qalabka uumi bixiya ee lagu sifeeyo saliida.