Qeexid

"Hoore saafi noqosho."

Qeexid Xigta

Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miiran oo kali ah:
  • Taana waxaan u malaynaya in ay dhaanto sanadkaas oo la iska samro, si ay u kala miiranto una noqoto macal-cune soo bixi doonaa.
  • Nasiib-darro, waxa badnaaday dadyow wada caqli miiran ah, hayeeshee ka qatan xikmad ay xal ku gaaraan—Soomaalideennaba ha u badnaadaan,e.”