Qeexid

"Qalab gudihiisa wax qarxa ka buuxaan oo loogu talo galay in lagu burburiyo, dhismo, dhagax, iwm."

Qeexid Xigta

Kontorobaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miino oo kali ah:
  • Wadooyinka gala iyo kuwa ka soo baxa garoonka diyaaradaha oo saaka la xiray dibna loo furey markii uu Madaxweynuhu ka soo degay iyo qarax miino oo lala bartilmaameesaday Gaari tikniko ah oo Ciidamada Dowladu wateen kaasoo marayay wadada 21-ka okroobar.
  • Agagaarka Magaalooyinka waxa aafeeyey miinooyinka nooca loo yaqaanno UXO, halka ay xuduudaha waddanka iyo gobolada ay ku aasanyihiin Miinooyinka lidka Taangiyada.