Qeexid

"Wax miino ku xirid, miino gelin."

Qeexid Xigta

Cid kontorobaan u dhiibid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miinee oo kali ah:
  • Dhanka kale, ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan ayaa keensaday Eeyo u tababaran baarista miinooyinka iyo gaadiidka la miineeyay, kuwaasoo lagu baarayo gaadiidka galaya goobaha ay gacanta ku hayaan sida Garoonka, Dekedda iyo Villa Somalia.
  • Dhaawacyada ayaa la dhigay Isbitaal ay ciidamadaas ku leeyihiin gudaha Jaamacadda Gaheyr oo ah halka lagu weeraray gaariga la miineeyay, waxaana dadka dhaawacyada ah goobta ka qaaday ciidamada Burundi oo isku gadaamay goobta uu qaraxu ka dhacay.