Qeexid

"(-nan, m.l) Summad ishkinka lagu dhigo oo ah goobaabin jiitindhinac looga qabtay (§)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miin oo kali ah:
  • Goobihii shalay dagaaladu ka dheceen sida Isgoyyada Xararyaale,Calikamiin,Ex.
  • Ma jirto wax sahan (survey) dhab ah oo ku saabsan baaxadda ay leedahay miinada iyo hadhaaga goob-yaalka ah ee yaala dalka.