Qeexid

"Taariikh lagu tiriyo hab qorraxeedka ee ka soo bilaabatay dhalashadii Nebi Ciise. ld miilaaddiyad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miilaadi oo kali ah:
  • Taariikhdu waxay ahayd 1761 sannadka miilaadiyada.
  • Markii uu Haaruun Al-rashiid dhintay sannadkii 193 Hijrada ama 808 miilaadiga, ayuu khilaaf dhexmaray saddexdoodii.