Qeexid
Suuq aan sharciyeysnayn.
Qeexid Xigta
ld miijin.
Suuq aan sharciyeysnayn.
ld miijin.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid.
Qeexid Xigta: Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Nafley wax cunaha la qabtay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg miiji. ld miijis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo fidsan lugo ku taagan oo siyaalo kala geddisan loogu isticmaalo xafiisyada iyo guryaha.
Qeexid Xigta: Xoogaa cunto ah oo beegan oo aan bislayn.
Qeexid Kale: Heer nolosha laga gaaro. 4. Meel dad koox ahi cunto loogu sameeyo. 5. ld miisid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Cunto beegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg miijisan. ld miijisnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld miirid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld miijisnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld merjin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld giijin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld fiijin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Fuf, ama geed yar oo dhulka ka soo baxay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld fiijin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld majlis.
Qeexid Xigta: Loox laba lugood oo yaryar leh oo lagu fadhiisto gember.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhiijin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hoore gufur ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Labada madax oo markabka ama doonta midkood.
Qeexid Xigta: Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.
Qeexid Kale: Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Liilan dun ah.
Qeexid Xigta: ld miiqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xarig, dun iwm giijin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Duuduubka haragga dadku yeesho, da' awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]