Qeexid

"Qof gamcihiisa iyo lugihiisa dib isugu xirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miigee oo kali ah:
  • Waxay igu yidhaahdeen:-”Waa amare jooji”,arrintaasna waa ka diiday oo ma aanan joojin oo sidii ayaan u watay Eedaankii kaddibna qolkii dhexdiisii ayay igu miigeeyeen, isma lahayn adoo nool ayaad ka baxaysaa.