Qeexid

"(-nno, m.dh) Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miidaan oo kali ah:
  • Qaabka loo soo goosto ayaan loo miidaan deyin, iyadoo badi la abbaaro xididka ama diirka/jidhifta oo geedka naafonimo iyo dhimasho gaadhsiisa.
  • Waa yooyootan, caytan yaqyaqsi leh, ligis iyo dhooqo lagu galgasho oo si aan loo miidaan deyin ciddii la doono loo marmariyo.