Qeexid

"eeg miidaami. ld miidaamis, miidaamo (3)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miidaamin oo kali ah:
  • MUQDISHO: Ciidamada AMISOM oo sheegay inay heegan ku jiraan si ay uga hortagaan Qaraxyo Ismiidaamin ah June 11, 2011 5:48 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Muqdisho (PP) - Afhayeenka ciidamada AMISOM Maj.
  • Ayman Al-Zawahiri, oo soo diray cajalad maqal ah ayaa ugu ku booriyay Maxkamadaha Islaamiga ah inay bilaabaan dagaal jabahdeyn ah, iyaga oo fulinaya weeraro is-miidaamin ah, iyo habab kale, oo ay uga soo horjeedaan ciidamada Ethiopia.