Qeexid

"Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid."

Qeexid Xigta

Nabar ama riddo si qiyaas la'aan ah meel ugu gemid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miidaami oo kali ah:
  • C/llaahi Al-Qaadi uu sheegay inay hayaan warar sheegaya in Al-shabaab ay weeraro Ismiidaamin ah ku qaadayso Puntland, Somaliland, Jabuuti iyo Kenya.
  • Wasiirkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo laga dilo xukuumadda Somalia ee uu horkacayo Farmaajo, waxaase horay weerar ismiidaamin ah loogu dilay afar wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii Sharma’arke sannadkii 2009.