Qeexid

"ld miir"

Qeexid Xigta

Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miid oo kali ah:
  • ku Dhimatay Qarax Muqdisho ka Dhacay Laba qof ayaa dhintay afar kalena way ku dhaawacmeen kadib markii maanta qarax ismiidamin ah uu ka dhacay makhaayadda Village ee magaalada Muqidsho.
  • Weeraro ismiidaamin ah oo lagu qaaday saldhigyada AMISOM ee Muqdisho ku yaala ayaa lagu dilay in ka badan 29-askari oo u badan dalka Uganda, waxaaan sheegtay mas'uuliyadooda ururka Al-shabaab oo dagaal afmgambi ah ka wada Muqdisho.