Qeexid

"(-do, m.l) Hawl gaar ah oo qofku si dhab ah u yaqaan oo ku xoogsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mihnad oo kali ah:
  • Waraysigaasina Guddomiye, goormaa kuugu horraysay ee aad lugaha la soo gashay mihnadda siyaasadda?
  • Si kastaba ha noqotee haddii aan si deg deg ah wax looga qaban, waxa suurto gal ah in gobolka gabi ahaantiis ay ka suusho (Dabar go’o) mihnada ciyaaraha isboortigu.