Qeexid

ld muftaax.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miftaax oo kali ah:
  • Dhibaatada dadweyne badan oo Muslimiin ah ka heysato barashada luqada carabiga oo ah miftaaxa barashada diinta Islaamka ayaa ka mid ah arrimo siyaasi, ijtimaaci iyo afkaar khaldan isugu jira.