Qeexid

"Mid noqosho (dad)."

Qeexid Xigta

ld midoobid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga midow oo kali ah:
  • Anigu waxaan ka daba socday macallinkayga Alexander Zholkovsky ee Midowga Soofiyeeti u horseeday baaritaanka af-Soomaaliga.
  • Ururka Al-shabaab iyo Midowga Maxkamadaha ayaa ku sugan deegaanka ceelashada biyaha oo 15-km u jirta caasimada Somalia ee Muqdisho, halkaasoo ay tababaro ku qaadanayaan.